Dibad-bax dhimasho sababay oo Boosaaso ka dhacay

Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii mudaaharaad rabshado watey ay ka dhaceen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Dadka mudaaharaadka sameeynayay ayaa ka cabanayay sicir-barar ku yimid maciishadda iyo xirnaanshaha dekeda Boosaaso.

Wariyeheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixitan halkaasi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Banaanbax Dhimasho Sababay oo Boosaso Ka Dhacay