Xildhibaano mooshin ka keenay Shariif Xasan

Shariif Xasan

Illaa iyo 50 mudane oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas, Shariif Xassan Sheekh Aaden.

Wariyeheenna Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan goor dhow inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaano wada mooshin ka dhan ah Shariif Xasan