Isbaheysiga Sacuudiga oo go'doomiyey Yemen

Isbaheysiga uu Sacuudigu hogaamiyo ayaa xiray marinada Yemen laga galo ee dhinacyada Badda, Berriga iyo Hawadaba ah.

Arrintaasi waxa ay ka dambeysay markii weerar gantaal loo adeegsaday ay Jabhadda Xuutiyiinta Yemen sabtidii ku qaadday Gigida Diyuuradaha Boqor Khaalid ee magaalada Riyad.

Horey Hawada iyo badda Yemen qeyb ahaan ayey u xirnaayeen, haddaba arrintani maxey kusoo kordhin kartaa dagaalka ay Isbaheysigu Xuutiyiinta kula jiraan, saameyn noocee ah ayeyna ku yeelan kartaa dadka shacabka ah oo markoodii horeba xayiraaddaasi ay raad daran ku reebtay.

Jacfar Kuakaay Ayaa su’aalahaasi weydiiyay Dr. Xasan Albisri oo oo ah Cilmi-baare ku sugan dalka Yemen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Dr. Xasan Albisri