QM oo kordhisay waqtiga xayiraadda hubka Somalia

Qaramada Midoobay ayaa ansixisay qaraar ay muddo kordhin ugu sameyneyso cunaqabateyntii hore wax ka bedelka loogu sameeyay ee saareyd Soomaaliya iyo Eritrea.

11 ka mid ah Xubnaha Golaha Amaanka oo shalay kulmay ayaa u codeeyay muddo kordhinta Qaraarka tirsigiisu yahay 2385 ee 2017-ka, halka afar xubnood ay ka aamuseen

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Nuur Bukhaari