Faaqidaadda: Doorashadii ka dhacday Somaliland

Somaliland Elections

Barnaamijkii faaqidaadda todobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan doorashadii madaxweyne ee ka dhacday Somaliland.

Wariyeheenna Barkhad Maxamud Kaariye ayaa Magaalada Hargeysa ka soo diray, soona jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka