Diyaarado ku duqeeyay al-Shabaab Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegay in xalay (Khamiistii) duqeyn lala beegsaday saldhig ay maleeshiyada al-Shabab ku leeyihiin deegaan ku dhow Hoosingow. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan Nayroobi ka soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Shabaab oo Lagu Duqeeyay Jubbada Hoose