Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan

(IGAD)

Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.

manhajkan ayaa waxaa loogu talagalay dadka qaxootiga ee ku nool dalalka ku mideysan urur goboleedka IGAD.

Warbixntan waxaa Djibhout ka soo diray Ramadan Muse.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta uu Jabuti kasoo diray Ramadan