Ciidamada Dowladda oo Sheegey inay Jubbada Hoose ku Dileen 7 Shabaab ah

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Jubba Hoose ku sheegay inay dileen toddoba ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay, taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidamada lugta ee dowladda Soomaaliya, Jeneraal Ismaacil Saxardid.

Your browser doesn’t support HTML5

Howlgal Shabaab ka dhan ah oo Jubbada Hoose laga sameyay