Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa wareysi gaar ah oo VOA ay la yeelatay dhowr sano ka hor ay la yeelatay Alle ha u naxariistee Khadija Cabdillaahi Daleys, iyada oo sidoo kale aan ku maqli doontaan qoddobo kale oo aaladda xiriirka bulshada ee Instagram uu ka mid yahay.

Barnaamijka waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Caweyska Washington