Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal kala duwan oo uu ka mid yahay tartan loo sameeyey quruxda geela oo dalka Sacuudi Carabiya lagu qabtay, iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga.

Barnaamijka waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Caweyska Washington