Wicitaanka: Qoraa Maxamed-baashe X. Xasan

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah qoraa Maxamed-baashe X. Xasan oo qoray dhowr buug oo uu kaga hadlaya afka-Soomaaliga iyo suugaantiisa.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka