Dhoobley: Ajaaniib Shabaabnimo Looga Shakisan Yahay oo la Xirey

Ciidamada ammaanka ee Jubaland ee magaalada Dhoobleey, ayaa maanta shaaciyay in howlgal ay ciidamada sameeyeen ay ku soo qabteen seddex nin o ajaaniib ahaa.

Howl-galkan oo Sabtidii ka dhacay degmada Dhoobley, ayay saraakiishu sheegeen in seddexda ruux ay uga shakisan yihiin inay doonayeen inay ku biiraan kooxda al-Shabaab.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nayroobi ka soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Ajaaniib lagu xirey Dhoobley