Gaabis ku Yimid Howshii Shaqo ee Dekadda Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uu gaabis ku jiray howlihii dekedda Muqdisho oo ay ganacsatadu ka cabanayaan canshuur kordhin ay sheegeen in lagu sameeyay. Wariyeheenna Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Canshuurta dekada Muqdisho iyo Ashtakada ganacsatada