London: Dilal iyo Dhaawac Loo Geystay Wiilal Soomaali Ah

Xalay waxaa magaalada London lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid kalena si xun loogu dhaawacay. Dilalkan loo geysto dhalinyarada Soomaalida ayaa ah kuwo magaaladaas ku soo noqnoqday.

Haddaba, dhacdadi xalay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Koronto Aadan oo daris la ah qoysaska uu dhibku soo gaarey qaarkood.

Your browser doesn’t support HTML5

LOndon Killing