HRW: Soomaaliya, Caruur Ayaa Maxkamado Militeri La Saaraa

Hay’adda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci darra ah loogu xir-xiro isla markaana lagu saaro maxkamado military gudaha Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyo inay xiriir la leeyihiin al-Shabab.

Warbixintan oo ay hay’addu baahisey maanta, ayaa waxaa inoo soo koobaya Nuur Xassan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegeyso HRW oo war ka soo saartay Soomaaliya