Weriyihii VOAda ee Muqdisho oo Geeriyooday

Ahmed Hassan Olad

Allaha U naxariistee waxaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, Wariyihii VOA ee magaalda Muqdisho Axmed Xasan Colaad oo xanuun deg deg ah uu lasoo dersay.

Axmed Allaha u raxmadee waxaa waxii ugu dambeyey ee Idaacadan uu soo direy ay aheyd Barnaamijka Faaqidaadda Todbaadka ee Jimcadii.

Marxuumka ayaa VOA lasoo shaqeeyey muddadii Laantani Afka Soomaliga ay soo jirtey oo uu wariye uga soo ahaa magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Faahfahin ku saabsan geerida weriyihii VOAda ee Muqdisho