Kenya oo Ciidamo Dheeraad ah Geyneysa Xadka Soomaaliya

Wasaaradda amniga ee Kenya Fred Matiyaang, ayaa sheegay in ay ciidamo badan geynayaan xadka ay la wadaagaan Soomaaliya. Arrintaasi waxay ka dambeysay kadib markii uu wasiirku booqday magaalada Wajeer oo laba toddobaad ka hor lagu dilay macallimiin halkaasi wax ka dhigayay. Wariyaha VOA ee Gaarisa Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo ciidamo keeneysa xadka Soomaaliya