Dr. Beyle: Saameeyn Ayuu Nagu Yeeshay Muranka Canshuuraadka

Cabdiraxmaan Beyle

Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay tahay in ganacsatadu ay bixiyaan canshuuraadka xaqa loogu leeyahay, si ay dowladdu u shaqeyso.

Waxa uu Beyle sheegey in muranka ka taagan canshuuraha uu saameeyey dakhligii wasaaradda maaliyadda ee bishan. Warbixintan waxa anoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasaaradda Maaliyadda oo ka hadashay arrimaha canshuurta