Baladweyne: Rag Hubeysan oo Howl-gal Lagu Qabtay

Qalab Ciidan

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka howlgala gobalka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay hub iyo qalab loo adeegsado qaraxyada ka dib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Baledweyne.

Ciidamada ayaa sidoo kale waxaa ay soo qabteen rag hubeysan oo aan ka mid ahyen ciidamada dowladda kuna sugnaa guri ku yaala xaafada Oktober ee Baledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin Howl gal laga sameyey Baladweyne