Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qodobo ay ku jiraan dhaqamada dalka Malaysia iyo qodobkii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"

Barnaamijka waxaa inala socodsiinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington