Muqdisho: Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda oo Dagaallamay

Laba qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad laba unug oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya ku dhexmaray Muqdishu Arbacadii maanta.

Faahfaahinta iska horimaadkan ayaa Jaamac Buulle Jaamac waxa uu ka waraystya taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas, Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo ku dagaallamay Muqdisho