Maxkamad Malaayiin Euro u Xukmisay Muwaadin Soomaali ah

Xaashi Cumar Xasan

Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa xukuntay in magdhow la siiyo nin Soomaali ah oo dambi aanu gelin xabsiga ugu jiray 17 sano.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Xaashi Cumar Xasan ayaa xabsiga loo geliyey kaidb makrii si qalad ah loogu helay inuu ka dambeeyey dilka laba weriye oo sannadkii 1994-kii ka dhacay Muqdishu.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka telefoonka ee Sweden kula xidhiidhay Xaashi Cumar Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Xashi