Xildhibaan Ka Tirsan DDSI oo Eedeeyay Maamulka

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka soogalo magaalada Jigjiga oo VOA la soo xariirey ayaa maamulka deegaanka Soomaalida ku eedeeey caburin siyaasadeed, dhaqaale iyo dhaq-dhaqaaqba.

Xildhibaan Cali Maxamuud Cabdi,(Cali Geeddi) oo sheegay in arrimahaas dartood in uu magaalada uga maqan yahay, ayaa ugu horeyn Jaamac Buulle Jaamac uga jawaabayay xaaladda guud ee deegaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaan ka tirsan ismaamulka Somalida Itoobiya oo eedeyay maamulka

Dhanka kalena, wasiirka Qurbojoogta Jaalliyada Deegaanka, isla markaasna ah la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha cabashooyinka bulshada, ayaa eedeymahaasi waxbo kama jiraan ku tilmaamey. Wasiir Cabdirisaaq Saxane Cilmi ayaa faah-faahiyey xaaladda guud ee dowlad Deegaanka Soomaalida, waxaa uu u waramey Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiir ka tirsan ismaamulka Soomalida oo eedda beeniyay