Jawaari oo Baarlamaanka Ka Hor-sheegey Is-casilaaddiisa

Guddoomiyihii golaha shacabka Soomaaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa maanta si rasmi ah xubnaha baarlamanka hortooda uga dhawaaqay iscasilaaddiisa.

Jawaari oo ka hor hadlayay kulan uu baarlamanka maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho oo uu shir gudoominyayay kusimaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddey, ayaa sharaxaad ka bixiyay sababaha uu isku casilay.

Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Jawaari oo Baarlamaanka ku wareejiyay xilkiisa