Wada Hadal u Bilowday Soomaaliya Iyo Imaaraadka

Axmed Cawad Ciise, wasiirka arr. dibadda

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuu jiro wada hadal toos ah oo ka dhex bilowday Somaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Wasiirka oo ka mid ahaa Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta ayaa sheegay Madaxda labada dhinac ay wada hadlayaan.

Falastiin Axmed iimaan ayuu u waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wada Hadal u Furmay Somalia iyo Imaaraadka Carabta