Muqdisho: Golaha Wasiirada oo Mamnuucey Jaridda Dhirta

Xukuumadd Federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixisay sharci mamnuucaya jarista dhirta. Kulan uu Golaha Wasiiradu ku yeeshey Muqdisho, kaas oo arrimo kala duwan looga hadlay ayaa lagu ansixiyay sharcigan. Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay xeerka mamnuucista jarista dhirta