Qorshe cusub oo lagu sugayo amniga Muqdisho

Maalmihii u dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ku soo kordhayay falalka ammaan darri, gaar ahaan dilalka.

Weerar ayaa xalay lagu qaaday guriga sarkaal ka tirsan hay’adda nabad sugidda dowladda oo VOA-da ka codsaday inaan magaciisa la shaacin.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaal ay ku dooneyso in ammaanka magaalada lagu sugo, ayada oo ciidamo gaar ah u diyaarisay arrintaas.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Qorshe cusub oo lagu sugayo amniga Muqdisho