Websiga Shabelle oo Ku Fatahaaday Tuulooyin Hoos Yimaada Jowhar

Fatahaad

Fatahaado xoog leh ayaa lagu soo warramayaa in ay ka dhaceen deegaano hoos yimaada magaalooyinka Jowhar, Balcad iyo Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Fatahaadahan ayaa saameeyay kumanaan ruux, halka ay khasaaro u geysteen dhul beereed baaxad weyn.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhaari ayaa arrintani ka wareystay gudoomiyaha degmada Jowhar, Cismaan Maxamed Mukhtaar (Cismaan Baareey).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga ay VOA la yeelatay gudoomiyaha Jowhar