Warbixin: Duufaanta ku Dhufaneysa Puntland iyo Somaliland

Khubarada saadaasha hawada ayaa maalmihii u dambeeyay ka digayay roobab duufaano wata oo ku aaddan xeebaha Puntland iyo Somaliland. Haddaba, roob aad culus ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ka da’ayay deegaanadaasi, kaas oo khasaare gaystay, Xuseen Barre ayaa faahfaahinta warkan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dabeylaha iyo Duufaanada kudhufanaya Geeska