Abwaano nabadeyn u tagey Ceel-afweyn

Sanaag

Koox Abwaanno ah oo si iskood ah isu abaabulay ayaa degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ka wada dadaallo ay ku dhex-dhexaadinayaan laba beelood oo walaala ah oo in muddo ah ku dagaallamay halkaasi.

Nur Bukhaari ayaa khadka tellefoonka kula xiriiray abwaan Cabdiraxman Ibrahim Aden (Cabdiraxman Abees) oo ka mid ah abwaanada nabadda ugu baaqay beelaha ku dagaalamay gobolka Sanaag.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Waanwaanta Ceel Afweyn