Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tiran baarlamaanka gobolka Minnesota ayaa shaaca ka qaadday inay u tartami doonto Aqalka wakiilada Maraykanka.
Kursiga Ilhan u tartameyso ayaa ah kursigii uu ku fadhiyey Keith Ellison oo ah mudinihii ugu horeeyey ee Muslim ah oo congress-ka Maraykanka gala.
Mudane Ellison ayaa sheegay in kursigaas banneynayo, isaga oo doonaya inuu u tartamo Xeer Ilaaliyaha Guud ee gobolka Minnesota. Mascadde ayaa warkan kasoo diray Minneapolis.
Your browser doesn’t support HTML5