Somalia oo gudbisay jawaabta dacwada badda

Cali Saciid Fiqi

Dowlada Soomaaliya ayaa maanta gudbisey dokumenti ay uga jawaabeysey eedo cusub oo ay ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada badda ee Kenya iyo Somalia.

Mas’uuliyiintii saaka gudbiyey jawaabtan waxaa ka mid ahaa safiirka Soomaalia u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi. Falastin Axmed ayaa weydiisey waxa ay aheyd jawaabta ay gudbiyeen maanta?

Your browser doesn’t support HTML5

Somalia oo gudbisay jawaabta dacwada badda