Trump oo Yamamoto u magacaabay safiirka Somalia

Donald Yamamoto

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Donald Y. Yamamoto u magacaabay inuu noqdo safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

Mr. Yamamoto ayaa hadda ah ku xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee xafiiska arirmaha Afrika.

Waxa uu horey usoo noqday sii-hayaha kaaliyaha xoghayaha xafiiska arrimaha dibedda.

Magacaabista Yamamoto ayaa Sahra Ciidle Nuur waxay ka wareysatay, Abdirashid Khalif Xaashi, agaasimaha machadka Heritage oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo safiir u magacaabay Somalia