WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti ku ah maamulaha shirkadda xawaaladda Dahabshil, Cabdirashid Ducaale.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaheenna magaalada London, Ridwan Xaaji Cabdiwali.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barnaamijka Martida Makradoona