WASHINGTON. D.C —
Bannaanbax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah dhalinyarada haldoorka bulshada ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faah-faahinta warkaan iyo ciidanka dowladda oo dilay laba nin oo ka tirsanaa Al Shabaab, waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaheenna Cabduqadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5