MN: Soomaalida iyo Oromada oo Baaq Diray

Ka dib qalalaasihii xiliyadii dambe ka socday deegaanada labada qowmiyadood ee Soomaalida iyo Oromada ee dalka Ethiopia, qalalaashaas oo keenay dhimasho iyo barakac ayaa Jaaliyadaha labadaas qowmiyadood ee ku nool gobolka MN ee dalka Maraykanka ay habeenkii xalay ahaa qabteen shir jaraa’id oo ay kaga hadleen sidii loo baajin lahaa dhiigga daadanaya.

Shirkan oo ka dhacay Masjidka Abuubakar Assidiiq ee magaalada Minneapolis ayaa waxa warbixintan ka soo diray wariyeheena Maxamuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Soomaalida iyo Oromada