Turkiga oo Qorshe u Sameeyay Xasilinta Qalalaasaha Dhaqaale

Lacagta Turkiga ee lira. Sawirkan ayaa ah laga xarrun lacagaha lagu kala sarrifto gudaha Istanbul, Turkey, Aug. 13, 2018.

Bankiga Dhexe ee Turkiga ayaa maanta ku dhawaaqay qorshe lagu xasilinayo qalalaasaha dhaqaale ee soo food saaray Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa isna magaalada Ankara ka sheegay in Turkiga la geliyay go’doon dhaqaale.

Faah faahinta warkaan waxaa inoo haya wariyaha VOA Cabdulqadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga oo soo saaray qorshayaal wax looga qabanayo qiima dhaca lacagtooda