Duulimaadyada Muqdisho & Addis Ababa oo Dib u Billaabmaya

Garoonka Muqdisho

Toddobaadka dambe ayaa la filayaa inay bilowdaan duulimaadyadii ugu horreeyey ee muddo tobannaan sano ah isku xira magaalooyinka Addis Ababa iyo Muqdisho.

Xuseen Xoosh, waa maamulaha xafiiska Soomaaliya ee shirkadda National Airways ee fadhigeedu yahay magaalada Addis Ababa oo duulimaadyadaas billaabi doonta. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayuu uga warramay bilowga duulimaadyadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Duulimaad Addis iyo Muqdisho oo billaabmaya