20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta guddoonka baarlamaankaasi u gudbiyay mooshin ka dhan ah shirkadda DP world oo gacanta ku haysa dekedda Bossaso.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Garoowe kasoo diray wariyaheenna Nuux Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso warbixinta oo dhameystiran.