Dhagayso Waraysiga Guddomiyaha Shabeelaha Hoose
Your browser doesn’t support HTML5
Mas’uuliyiinta magaalada Marka ayaa idaacadda VOA u sheegay in dhowr maleeshiyaad ka tirsan oo ka tirsan ururka Al-Shabab ay ku dhinteen iska horimaad xalay magaalada ku dhexmaray ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabab