RW Abiy Ahmed oo la Kulmay Soomaalida Itoobiya

Reysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta Addis Ababa kula kulmay boqollaal Soomaali ah, iyagoo labada dhinac ka wada-hadlay xaaladda gobolka Soomaalida iyo waliba isbeddelka ka socda Itoobiya. Abshir Axmed Shabeel, oo ka faallooda arrimaha Soomaalida Itoobiya, kana mid ahaa dadkii ka qeyb galay shirka, ayaa Nuur Bukhaari kala hadlay arrimaha shirka.

Your browser doesn’t support HTML5

RW Aby Ahmed oo la kulmay Soomaalida Itoobiya