Beelo heshiis lagu dhex dhigay Sool

Sool

Waxaa maanta qodobbo heshiis laga soo saaray colaad laba beelood muddo ku dhex mareysay Koonfurta Gobolka Sool taas oo saamayn ku yeelatay shacabka degan howdka Koonfurta Gobolkaas.

Wariyaha VOA-da Cabdikariin Olol ayaa arrintan ka wareystay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo dadaalladan qeyb ka ahaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Beelo heshiis lagu dhex dhigay Sool