Al-Shabaab oo macallimiin ku dishay Kenya

Shabaab

Wararka ka imanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabab ay xalay saqdii dhexe tuulada Carabiya ku dileen laba macallin.

Al-Shabaab ayaa waxa ay sidoo kale ay qarxiyeen mid ka mid ah guryaha macallimiinta. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan nooga soo diray Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo macallimiin ku dishay Kenya