Biljam: Gabar Soomaali ah oo loo doortay gole deegaan

Ghent, Belgium

Sahra Maxamed Khaliif, oo ah gabar da’ yar oo Soomaaliyeed, ayaa ka mid noqotay xubnaha baarlamaanka golayaasha deegaanka dalka Biljamka oo dhawaan doorashadiisa ay dhacdey.

Nuur Xasan Nuur ayaa warkii ugu dambeeyay doorashadaasi waxa uu ka wareystay Ahmed Rayaalle oo deggan dalka Biljamka.

Your browser doesn’t support HTML5

Biljam: Gabar Soomaali ah oo loo doortay gole deegaan