Ciidamada Amisom oo shacab ku dilay Muqdisho

Amisom

Ciidamada Amisom ayaa maanta toogasho ku dilay afar qof, ka dib markii qarax lala eegtay gaari booyad ah oo biyo u dhaaminayay, agagaarka Ex-Control Balcad ee degamada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Amisom oo shacab ku dilay Muqdisho