Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo dhowaan uu is-casilay madaxweynihii maamulkaas Shariif Xasan Sheekh Aadan. Sidoo kale, 17-ka bishan ayaa la qorsheeyey in doorashado madaxweyne uu qabto maamulkaas.
Waxaa barnaamijka soo jeediyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5