Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandheyn Sameeyey

Maxadaxwaynaha Somaliland ayaa magacaabis iyo isku shaandheynba ku sameeyay xubno kamida golihiisa wasirada, isaga oo xilal cusubna magacaabay.

Warbixintan waxaa magaalada Hargeyska ka soo dirtay Sagal Mustafe.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Isku shaandheynta Somaliland