Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Donald Yamamoto

Safiirka Mareykanka u joogo Somalia, Donald Yamamoto, ayaa Wareysi gaar ah oo uu siiyey Laanta Afka Somaliga ee VOA uga hadlay arrimo badan.

Waxyaabaha uu ka hadlay ay ka mid tahay duqeymaha iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Mareykanka uu wado, khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe, ciidamada Somalia, kuwa AMISOM iyo Iskaashiga gobolka ee xagga dhaqalaha iyo Siyaasadda.

Safiirka ayaa wareysigan oo ah kii ugu horeeyey oo uu bixiyo tan iyo markii waraaqaha aqoonsiga ay dowlada Somalia ka gudoontey dhowaan ayaa sheegay in asaga iyo kooxdiisa shaqada ay ku tala jiraan in ay u guuraan magaalada Muqdisho.

Sahra Cabdi Axmed oo khadka telefoonka ku wareysatey ayaa wareysiga waxaa laso kala jeedinaya Daandurey iyo Axmed Cali Sheekh.

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta koowaad ee wareysiga

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta labaad ee wareysiga

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta saddexaad ee wareysiga