Dalka Djibouti waxaa maalintii labaad ka socda madasha aragtiwadaagga Soomaalida oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Heritage. Kulankii maanta waxaa lagu soo bandhigay dood la xiriirta qadiyadda Somaliland.
Ramadan Muuse ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5