Xubno Shabaab ahaa oo xukun dil lagu fuliyey

Shabaabka dilay

Shabaabka dilay

Maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay laba ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Labada nin ee la toogtay maanta ayaa lagu helay dambi ah inay mas’uul ka ahaayeen dilka mid ka mid ah nabaddoonnada magaalada Muqdisho oo dhacay sannadkii 2016-ka.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Xubno Shabaab ahaa oo xukun dil lagu fuliyey